الفاتحة

Al-Fatihah

Suuradda 1 · Makki · 7 aayadood · Soo degidda: 5

Qoraalka
Tarjumaadaha

Taabo eray Carabi ah si aad u aragto akhriskiisa, qaabkiisa iyo xididkiisa.

  1. Mahmud Muhammad AbduhMagaca Eebe yaan kubillaabaynaa ee Naxariis guud iyo mid gaaraba Naxariista.
  1. Mahmud Muhammad AbduhMahad Eebaa iska leh ee barbaariyaha Caalamka ah (Koonka).
  1. Mahmud Muhammad AbduhEe naxariis guud iyo mid gaaraba naxariista.
  1. Mahmud Muhammad AbduhEe hanta maalinta abaalmarinta (Qiyaamada).
  1. Mahmud Muhammad Abduhadiga unbaan ku caabudaynaa, adiga unbaana kaa kaalmo waydiisanaynaa (Eebow).
  1. Mahmud Muhammad Abduhee nagu hanuuni jidka toosan (Xaqa).
  1. Mahmud Muhammad AbduhJidka kuwii aad unicmaysay eedan u cadhoonin dhuminna.