الناس

An-Nas

Suuradda 114 · Makki · 6 aayadood · Soo degidda: 21

Qoraalka
Tarjumaadaha

Taabo eray Carabi ah si aad u aragto akhriskiisa, qaabkiisa iyo xididkiisa.

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
  1. Mahmud Muhammad AbduhWaxaad dhahdaa «Nabiyow» waxaan ka magangeley Eebaha dadka barbaariya.
  1. Mahmud Muhammad AbduhEe dadka xukuma.
  1. Mahmud Muhammad AbduhEe ah Ilaaha dadka.
  1. Mahmud Muhammad AbduhSharka «iyo xumaanta» waswaasiyaha qarsoon.
  1. Mahmud Muhammad AbduhEe waswaasiya laabta «Qalbiga» dadka.
  1. Mahmud Muhammad Abduh«Kuwaas wax waswaasinayna» oo ah jinni iyo insiba.