الفلق
Al-Falaq
Qoraalka
Tarjumaadaha
Taabo eray Carabi ah si aad u aragto akhriskiisa, qaabkiisa iyo xididkiisa.
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
- Mahmud Muhammad AbduhWaxaad dhahdaa (Nabiyow) waxaan ka magangalay Eebeha Subaxa (abuuray).
- Mahmud Muhammad AbduhWixii shar leh sharkiisa.
- Mahmud Muhammad AbduhIyo Habeenka sharkiisa markuu madoobaado.
- Mahmud Muhammad AbduhIyo sharka Sixirrowga wax ku tufa guntimaha.
- Mahmud Muhammad AbduhIyo sharka Xaasidka wax Xasda.