القدر
Al-Qadr
Qoraalka
Tarjumaadaha
Taabo eray Carabi ah si aad u aragto akhriskiisa, qaabkiisa iyo xididkiisa.
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
- Mahmud Muhammad AbduhAnnagaa soo dajinnay Quraanka Habeenka LaylatulQadarka ah (sharafta leh).
- Mahmud Muhammad AbduhMa taqaanna LaylatulQadarka.
- Mahmud Muhammad AbduhWaa Habeen ka khayr badan Kun Bilood (oo kale).
- Mahmud Muhammad AbduhWaxaana soo daga Malaa'igta (kale) iyo Malaku Jibriil habecnkaas idanka Eebe dartiis iyo amarkiisa.
- Mahmud Muhammad AbduhWaana Habeen nabadgalyo inta waagu ka haryi.