العلق
Al-'Alaq
Qoraalka
Tarjumaadaha
Taabo eray Carabi ah si aad u aragto akhriskiisa, qaabkiisa iyo xididkiisa.
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
- Mahmud Muhammad AbduhWax ku akhri Nabiyow Magaca Eebe ee abuuray (khaliqiga).
- Mahmud Muhammad AbduhDadkana ka abuuray Calaq.
- Mahmud Muhammad AbduhAkhri Eebana waa kan Sharafta lehe.
- Mahmud Muhammad AbduhEe Dadka baray sida Qalinka wax loogu qoro.
- Mahmud Muhammad AbduhDadkana baray waxayna aqoonin.
- Mahmud Muhammad AbduhSaas ma aha ee Dadku (Gaaladu) waa gudbeen.
- Mahmud Muhammad AbduhMarkuu isku ogaaday Hodontinnimo.
- Mahmud Muhammad AbduhEebaha xaggiisaase loo noqon.
- Mahmud Muhammad AbduhKa warrama midka ka reebaya.
- Mahmud Muhammad AbduhAddoon (Eebe) oo tukan Salaadda.
- Mahmud Muhammad AbduhBal ka warrama hadduu ka laga reebi hanuunsanyahay (waa Nabiga).
- Mahmud Muhammad AbduhAma uu fari Eeba ka yaabid.
- Mahmud Muhammad AbduhBalse ka warrama hadduu midka wax ka reebi uu beeniyay (xaqa) kana jeedsaday (waa AbuuJahal iyo wixii la mid ahe).
- Mahmud Muhammad AbduhMiyuusan ogayn in Eebe arko.
- Mahmud Muhammad AbduhSaas ma aha ee hadduusan joogin waxaannu qaban Foodda.
- Mahmud Muhammad AbduhFood beenaleey ah ghafna badan.
- Mahmud Muhammad AbduhHa u yeedho gargaarihiisa.
- Mahmud Muhammad AbduhWaxaanu u yeedhi Malaa'ig darane.
- Mahmud Muhammad AbduhSaas ma aha ee warkiisa ha maqlin Sujuudna una dhawow (Eebe).