الزلزلة
Az-Zalzalah
Qoraalka
Tarjumaadaha
Taabo eray Carabi ah si aad u aragto akhriskiisa, qaabkiisa iyo xididkiisa.
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
- Mahmud Muhammad AbduhMarka DHulka la gilgilo.
- Mahmud Muhammad AbduhDhulkuna soo bixiyo culaykiisii (wixii ku aasnaa).
- Mahmud Muhammad AbduhDadkuna (Gaaladuna) dhahaan maxay leedahay.
- Mahmud Muhammad AbduhMaalintaas waxay ka sheekayn warkeeda.
- Mahmud Muhammad AbduhMaxaayeelay Eebaa u waxyooday.
- Mahmud Muhammad AbduhMaalintaas Dadku way soo bixi iyagoo kala tagsan (xagga Diinta iyo Camalkaba) si ay u arkaaan camalkooda.
- Mahmud Muhammad AbduhRuuxiise wax yaroo khayra fala wuu arki.
- Mahmud Muhammad AbduhKiise wax yar oo shar fala wuu arki.