القارعة

Al-Qari'ah

Suuradda 101 · Makki · 11 aayadood · Soo degidda: 30

Qoraalka
Tarjumaadaha

Taabo eray Carabi ah si aad u aragto akhriskiisa, qaabkiisa iyo xididkiisa.

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
  1. Mahmud Muhammad AbduhQaaricada (qalbiga garaacda).
  1. Mahmud Muhammad AbduhQaarica maxay tahay.
  1. Mahmud Muhammad AbduhMase taqaannaa Qaarico.
  1. Mahmud Muhammad AbduhWaa Maalinta Dadku noqon sida Baalallay.
  1. Mahmud Muhammad AbduhBuuruhuna ay noqon sida Suuf kala firdhay.
  1. Mahmud Muhammad AbduhRuuxiise miisaankiisa (fiican) cuslaado.
  1. Mahmud Muhammad AbduhWuxuu ku noolaan nolol raalli ah.
  1. Mahmud Muhammad AbduhRuuxiise uu fududaado Miisaankiisa (fiican).
  1. Mahmud Muhammad AbduhWuxuu u hoydaa (Naarta) Haawiya.
  1. Mahmud Muhammad AbduhMa taqaannaa Haawiya.
  1. Mahmud Muhammad AbduhWaa Naar kulayl daran.