التكاثر
At-Takathur
Qoraalka
Tarjumaadaha
Taabo eray Carabi ah si aad u aragto akhriskiisa, qaabkiisa iyo xididkiisa.
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
- Mahmud Muhammad AbduhWaxaa idin shuqliyay Dadow wax badsasho (iyo isu faanid),
- Mahmud Muhammad AbduhIntaad Xabaalaha ka tagtaan (dhimataan).
- Mahmud Muhammad AbduhSaas ma aha ee waad ogaandoontaan.
- Mahmud Muhammad AbduhHaddana saas ma ehee waad ogaandoontaan (Faanka cidhibtiisa).
- Mahmud Muhammad AbduhHaddaad dhab ahaan wax u ogtihiin (Waad dayn lahaydeen xumaanta).
- Mahmud Muhammad AbduhDhab ahaan baad u arkaysaan (Naarta) Jaxiima,
- Mahmud Muhammad AbduhKa dibna waxaad u arkaysaan Nartaas si yaqiin ah.
- Mahmud Muhammad AbduhWaxaana laydin warsan Maalintaas Nicmadii.