العصر

Al-'Asr

Suuradda 103 · Makki · 3 aayadood · Soo degidda: 13

Qoraalka
Tarjumaadaha

Taabo eray Carabi ah si aad u aragto akhriskiisa, qaabkiisa iyo xididkiisa.

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
  1. Mahmud Muhammad AbduhEebe wuxuu ku dhartay Waqtiga Casarka ah.
  1. Mahmud Muhammad AbduhIn Dadku khasaaro ku sugunyahay.
  1. Mahmud Muhammad AbduhMarka laga reebo kuwa rumeeyay xaqa ee Camal fiican fala, isuna dardaarma xaqa, isuna dardaarma Samirka.