الهمزة

Al-Humazah

Suuradda 104 · Makki · 9 aayadood · Soo degidda: 32

Qoraalka
Tarjumaadaha

Taabo eray Carabi ah si aad u aragto akhriskiisa, qaabkiisa iyo xididkiisa.

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
  1. Mahmud Muhammad AbduhHalaag Wuxuu u Sugnaaday xanle wax ceebeya oo Dhan,
  1. Mahmud Muhammad AbduhOo Xoolaha kulmiya (xaqana ku bixinin).
  1. Mahmud Muhammad AbduhMa wuxuu malayn in xoolihiisu waarin.
  1. Mahmud Muhammad AbduhSaas ma aha ee waxaa lagu tuuri (Naarta) Xudhama.
  1. Mahmud Muhammad AbduhMa taqaannaa Xudhama.
  1. Mahmud Muhammad AbduhWaa Naarta Eebe ee la huriyay.
  1. Mahmud Muhammad AbduhGubaysana Quluubta (Kulayl dartiis).
  1. Mahmud Muhammad AbduhWaana lagu dabooli Naartaas Gaalada.
  1. Mahmud Muhammad AbduhTiraar la fidiyay yayna ahaan dhexdeeda.