الفيل
Al-Fil
Qoraalka
Tarjumaadaha
Taabo eray Carabi ah si aad u aragto akhriskiisa, qaabkiisa iyo xididkiisa.
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
- Mahmud Muhammad AbduhMa Ogtahay sida Eeba ku falay asaxaabtii Maroodiga «Colkii».
- Mahmud Muhammad AbduhMiyaan Eebe ka yeelin dhagartoodii wax dhumay.
- Mahmud Muhammad AbduhOosan ku dirin korkooda Shimbiro kooxa ah.
- Mahmud Muhammad AbduhKuna tuuraysa Dhagaxyo la kululeeyay.
- Mahmud Muhammad AbduhMarkaas Eebe ka yeelay Bal la daaqay sidiis.