قريشQuraysh Suuradda 106 · Makki · 4 aayadood · Soo degidda: 29 QoraalkaLeh shaklalAan shaklal lahaynLafdhabarta Macnaha erayada Akhriska far Laatiin TarjumaadahaMahmud Muhammad AbduhAbdullah Hasan Yaqoub+ Taabo eray Carabi ah si aad u aragto akhriskiisa, qaabkiisa iyo xididkiisa. بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ106:1لِإِيلَٰفِقُرَيْشٍ١Mahmud Muhammad AbduhCaadaysigii Qureesheed.106:2إِۦلَٰفِهِمْرِحْلَةَٱلشِّتَآءِوَٱلصَّيْفِ٢Mahmud Muhammad AbduhAy ka caadayeesheen Safarka Xagaaga iyo Jilaalka darteed.106:3فَلْيَعْبُدُوا۟رَبَّهَٰذَاٱلْبَيْتِ٣Mahmud Muhammad AbduhHa u caabudeen Eebeha Beydkan (Kacbada).106:4ٱلَّذِىٓأَطْعَمَهُممِّنجُوعٍۢوَءَامَنَهُممِّنْخَوْفٍۭ٤Mahmud Muhammad AbduhEebahi ka quudiyay gaajo, kana aamingaliyay cabsi. Suuraddii horeAl-FilSuuradda xigtaAl-Ma'un