الماعون
Al-Ma'un
Qoraalka
Tarjumaadaha
Taabo eray Carabi ah si aad u aragto akhriskiisa, qaabkiisa iyo xididkiisa.
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
- Mahmud Muhammad AbduhKa warrama kan beenin Abaalmarinta (Qiyaamada).
- Mahmud Muhammad AbduhKaas xooga Agoonta (xageeda).
- Mahmud Muhammad AbduhAan kuna boorrinaynin quudinta miskiinka.
- Mahmud Muhammad AbduhWaxaa halaag u sugnaaday kuwa tukan (waa Munaafiqiinta).
- Mahmud Muhammad AbduhEe haddana halmaansan Salaaddooda.
- Mahmud Muhammad AbduhDadkana is tusiya.
- Mahmud Muhammad AbduhUna diida alaabta (Laysugu kaalmeeyo).