الكوثر

Al-Kawthar

Suuradda 108 · Makki · 3 aayadood · Soo degidda: 15

Qoraalka
Tarjumaadaha

Taabo eray Carabi ah si aad u aragto akhriskiisa, qaabkiisa iyo xididkiisa.

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
  1. Mahmud Muhammad AbduhAnnagaa ku Sinnay Nabiyow Waadi Janno (iyo khary badan).
  1. Mahmud Muhammad AbduhEe tuko Eebaha dartiis, waxna u gawrac.
  1. Mahmud Muhammad AbduhRuuxii ku necebna waa mid cidhib beelay.