الكافرون

Al-Kafirun

Suuradda 109 · Makki · 6 aayadood · Soo degidda: 18

Qoraalka
Tarjumaadaha

Taabo eray Carabi ah si aad u aragto akhriskiisa, qaabkiisa iyo xididkiisa.

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
  1. Mahmud Muhammad AbduhWaxaad dhahdaa, Gaalooy.
  1. Mahmud Muhammad AbduhMa caabudayo waxaad caabudaysaan.
  1. Mahmud Muhammad AbduhIdinna ma caabudaysaan Eebahaan caabudi.
  1. Mahmud Muhammad AbduhMana caabudin waxaad caabuddeen,
  1. Mahmud Muhammad AbduhIdinkuna (hadda) ma caabudaysaan Eebahaan caabudi.
  1. Mahmud Muhammad AbduhIdinkana Diintiina yaad leedihiin, Anna Diintaydaan leeyahay.