النصر

An-Nasr

Suuradda 110 · Madani · 3 aayadood · Soo degidda: 114

Qoraalka
Tarjumaadaha

Taabo eray Carabi ah si aad u aragto akhriskiisa, qaabkiisa iyo xididkiisa.

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
  1. Mahmud Muhammad AbduhMarkuu yimaaddo gargaarkii Eebe iyo Fatxiga (Furashada maka).
  1. Mahmud Muhammad AbduhOod aragtid Dadkoo Diinta Eebe u soo gali Kooxo.
  1. Mahmud Muhammad AbduhU tasbiixso Eebe adoo ku mahadin Dambidhaafna waydiiso illen waa dambidhaaf badanee.