المسد
Al-Masad
Qoraalka
Tarjumaadaha
Taabo eray Carabi ah si aad u aragto akhriskiisa, qaabkiisa iyo xididkiisa.
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
- Mahmud Muhammad AbduhWaxaa khasaaray Gacmihii Abuulahab, halaagmayna.
- Mahmud Muhammad AbduhWaxna uma tarin Xoolihiisii iyo wuxuu kasbadayna.
- Mahmud Muhammad AbduhWuxuuna gali Naar Olal leh.
- Mahmud Muhammad AbduhHaweenaydiisii Qoryaha xambaari jirtayna (waxay gali Naar).
- Mahmud Muhammad AbduhLuqunteedana waxaa la yeeli Xadhig Liif ah.