الإخلاصAl-Ikhlas Suuradda 112 · Makki · 4 aayadood · Soo degidda: 22 QoraalkaLeh shaklalAan shaklal lahaynLafdhabarta Macnaha erayada Akhriska far Laatiin TarjumaadahaMahmud Muhammad AbduhAbdullah Hasan Yaqoub+ Taabo eray Carabi ah si aad u aragto akhriskiisa, qaabkiisa iyo xididkiisa. بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ112:1قُلْهُوَٱللَّهُأَحَدٌ١Mahmud Muhammad AbduhWaxaad dhahdaa (Nabiyow) Eebe waa Kali (wehelna ma leh).112:2ٱللَّهُٱلصَّمَدُ٢Mahmud Muhammad AbduhWaana Sayid (deeqtoon).112:3لَمْيَلِدْوَلَمْيُولَدْ٣Mahmud Muhammad AbduhEebe wax ma dhalin, isna lama dhalin.112:4وَلَمْيَكُنلَّهُۥكُفُوًاأَحَدٌۢ٤Mahmud Muhammad AbduhWax la mid ahna ma jiro. Suuraddii horeAl-MasadSuuradda xigtaAl-Falaq