الفجر
Al-Fajr
Qoraalka
Tarjumaadaha
Taabo eray Carabi ah si aad u aragto akhriskiisa, qaabkiisa iyo xididkiisa.
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
- Mahmud Muhammad AbduhEebe wuxuu ku dhaartay Waabariga.
- Mahmud Muhammad AbduhIyo Habenanada Tobanka ah (Arrafo).
- Mahmud Muhammad AbduhIyo Tirada siman iyo tan is dheer.
- Mahmud Muhammad AbduhIyo Habeenku markuu tagayu.
- Mahmud Muhammad AbduhMiyayna arrintaasu ahayn wax loogu dhaarto Qof caqli leh.
- Mahmud Muhammad AbduhMa ku soo Gaadhay sida Eebahaa ku falay Caad.
- Mahmud Muhammad AbduhEe ahaa Irama xooggana lahaa.
- Mahmud Muhammad AbduhWax la mid ahna aan iugu abuurin dhulka.
- Mahmud Muhammad AbduhIyo Thamuud-kii ahaa dhagaxa kuwa ku jarjara Waadiga.
- Mahmud Muhammad Abduhlyo Fircoonkii dhakawyada lahaa.
- Mahmud Muhammad Abduhkuwiina ahaa ku xadgudbay dhulka.
- Mahmud Muhammad Abduh12 Kuna badiyay dhexdiisa fassaadka.
- Mahmud Muhammad AbduhMarkaasaana Eeba ku shubay Caddibaad daran.
- Mahmud Muhammad AbduhMaxaayeelay Eebe waa u darbanyahay (abaalmarinta).
- Mahmud Muhammad AbduhMarks Eebe Dadka imtixaano xoolana ugu nicmeeyo wuxuu dhihi (kan xun) waa lai sharrifay (isagoo faani).
- Mahmud Muhammad AbduhHaddiise Eebe imtixaano oo Xoolaha ku yareeyo wuxuu dhihi Eebaa i dulleeyay.
- Mahmud Muhammad AbduhSaas ma aha ee waxaydaan dhaqaalaynayn Agoonka.
- Mahmud Muhammad AbduhMana fartaan in masaakiinta wax la siiyo.
- Mahmud Muhammad AbduhWaxaadna aad u cuntaan dhaxal xaq darro.
- Mahmud Muhammad AbduhXoolahana waxaad u jeceshihiin si daran.
- Mahmud Muhammad AbduhSaas ma aha ee marka dhulka la burburiyo.
- Mahmud Muhammad AbduhEebe iyo Malaguna la yimaaddo amarkiisa Malaa'igtoo safan.
- Mahmud Muhammad AbduhNaarta Jahannamana Maalintaas la keeno, Dadku waxay xusuusan waxay faleen, Maxayse xusuusi tari.
- Mahmud Muhammad AbduhWaxay dhihi shallaytee maan wanaag hormarsado.
- Mahmud Muhammad AbduhMalintaas sida Eebe wax ruux u Cadaabi ma jiro.
- Mahmud Muhammad AbduhWax sida Eebe wax u xidhina ma jiro.
- Mahmud Muhammad AbduhNaftase xaqa rumaysay ee Xasillooneey.
- Mahmud Muhammad AbduhU noqo Eebaha adoo raalli ah lagana raalli noqday.
- Mahmud Muhammad Abduhdhexgalna Addoomadayda (wanaagsan).
- Mahmud Muhammad AbduhGalna Jannadayda.