البلد
Al-Balad
Qoraalka
Tarjumaadaha
Taabo eray Carabi ah si aad u aragto akhriskiisa, qaabkiisa iyo xididkiisa.
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
- Mahmud Muhammad AbduhEebe wuxuu ka dhaaran Magaalada «Makaad ee Sharrifan».
- Mahmud Muhammad AbduhOod Nabiyow daggantahay dhexdeeda.
- Mahmud Muhammad AbduhIyo Nabi Aadam iyo carruurtiisa «Dadka».
- Mahmud Muhammad AbduhEe Eebe Dadka wuu Abuuray iyagoo dhib iyo shaqo (Adduunka kala kulmi).
- Mahmud Muhammad AbduhMa waxayse u maleeyeen inaan cidna awood ku lahayn (dadku).
- Mahmud Muhammad AbduhDadka (Gaalada) waxay odhan waxaan bixiyey xoolo badan (si xaqa loo horjoogsado).
- Mahmud Muhammad AbduhMa wuxuu u maleeyay (xaq diiduhu) inaan cidna arkaynin.
- Mahmud Muhammad AbduhMiyaannaan u yeelin Laba indhood.
- Mahmud Muhammad AbduhIyo Carrab iyo Laba bishimood.
- Mahmud Muhammad AbduhOo miyaannaan u caddaynin Labada Jid (khayrka iyo sharka).
- Mahmud Muhammad AbduhEe Dadku muu jiidho Jiirta.
- Mahmud Muhammad AbduhMa taqaannaa Jiirta.
- Mahmud Muhammad AbduhWaa qoor la xoreeyo.
- Mahmud Muhammad AbduhIyo cunno la siiyo maalin gaajo.
- Mahmud Muhammad AbduhAgoon kuu dhaw.
- Mahmud Muhammad AbduhAma Miskiin Dhulka ku dhagay (dhibaato darteed).
- Mahmud Muhammad AbduhMarkaas la noqdo kuwa Rumeeyay xaqa, isuna dardaarma Samirka, isuna dardaarma naxariista.
- Mahmud Muhammad AbduhKuwaasina waa kuwa Midigta mari.
- Mahmud Muhammad AbduhKuwaka Gaaloobayse Aayaadkannaga waa kuwa jidka xun mari.
- Mahmud Muhammad AbduhWaxaana lagu dabooli Naar.