الضحى

Ad-Duhaa

Suuradda 93 · Makki · 11 aayadood · Soo degidda: 11

Qoraalka
Tarjumaadaha

Taabo eray Carabi ah si aad u aragto akhriskiisa, qaabkiisa iyo xididkiisa.

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
  1. Mahmud Muhammad AbduhEebe wuxuu ku dhaartay Barqinka.
  1. Mahmud Muhammad AbduhIyo Habeenku markuu xasilo (Madoobaado).
  1. Mahmud Muhammad AbduhInaan Eebe ka tagin Nabiyow kuuna cadhoonin.
  1. Mahmud Muhammad AbduhAakharana kaaga khayr badan Aduunka.
  1. Mahmud Muhammad AbduhEebaana ku siindoona (wanaag) waadna raalli noqon.
  1. Mahmud Muhammad AbduhMiyuusan ku helin Eebahaa Adigoo Agoon ah oosan ku dhawaynin.
  1. Mahmud Muhammad AbduhMiyuunase ku helin Adigoo baadi ah oosan ku hanuuninin.
  1. Mahmud Muhammad AbduhMiyuunase ku helin Adigoo caydhi ah oosna ku hodminin (kuu waxyoonin).
  1. Mahmud Muhammad AbduhEe Agoonta ha xoogin (hana dhihin).
  1. Mahmud Muhammad AbduhKa wax su'aalina ha canaanan.
  1. Mahmud Muhammad AbduhNicmada Eebahaana ka sheekee (ku mahadi).