الشرح

Ash-Sharh

Suuradda 94 · Makki · 8 aayadood · Soo degidda: 12

Qoraalka
Tarjumaadaha

Taabo eray Carabi ah si aad u aragto akhriskiisa, qaabkiisa iyo xididkiisa.

بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
  1. Mahmud Muhammad AbduhMiyannaan kuu waasicinin Laabta (ku nuurinin).
  1. Mahmud Muhammad AbduhOonaan ka dajinin culayskii.
  1. Mahmud Muhammad Abduhdhabarka kaa cusleeyay.
  1. Mahmud Muhammad AbduhMiyaannaan kor yeelin magacaaga (xusiddaada).
  1. Mahmud Muhammad AbduhCidhiidhina waxaa ku dhaw fudayd (faraj).
  1. Mahmud Muhammad AbduhCidhiidhina waxaa ku dhaw fudayd.
  1. Mahmud Muhammad AbduhEe markaad Salaadda dhammayso isku dhib (Samo fal).
  1. Mahmud Muhammad AbduhEebana (Khayr) ka rajee.