التين
At-Tin
Qoraalka
Tarjumaadaha
Taabo eray Carabi ah si aad u aragto akhriskiisa, qaabkiisa iyo xididkiisa.
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ
- Mahmud Muhammad AbduhEebe wuxuu ka dhaartay Tiinka iyo Zeytuunka.
- Mahmud Muhammad AbduhIyo Dhuuri Siina.
- Mahmud Muhammad AbduhIyo Magaaladan Aaminka ah (Maka).
- Mahmud Muhammad AbduhEe waxaana ku abuurray Dadka Muuqal toosan.
- Mahmud Muhammad AbduhKaddibna waxaan u celinaynaa hoos (gabow dartiis).
- Mahmud Muhammad AbduhHase yeeshee kuwa rumeeyey xaqa camalwanaagsanna falay, waxay mudan Ajri aan go'aynin.
- Mahmud Muhammad AbduhEe Maxaa Gaalada u sababay beeninta Qiyaamada intaas ka dib.
- Mahmud Muhammad AbduhMiyuusan Eebe ahayn kan ugu xukun wanaagsan. (Eebaa xukun wanagsan).